Best Web Hosting For WordPress

Doorashada web hosting-ka ugu fiican (best web hosting) waxay ku xidhan tahay ama la rabaa inaad ka eegto waxyaabo dhowr ah waxaana kamida sida kharash intee leeg baa ku baxaya, qalabka aad u baahan tahay ma leeyahay, ma ka helaysaa customer support ama in lagu caawiyo hadii wax kaa xumaadaan, sidoo kale wakhti intee leeg bay kuugu soo jawaabayaan iyo weliba xawaaraha hosting ee website-kaaga. Intaas iyo waxyaale kaleba way adag tahay inaad si fudud ku ogaato web hosting ka bixiya, hadaba waxaan halkan kuugu soo gudbinayaa kuwo ugu fiican web hosting ka ah.

LogoCompanyTypeStarting Price
Hostinger

Hostinger

  • Web Hosting
2.99/mo
BlueHost

BlueHost

  • Web Hosting
2.95/mo
HostGator

HostGator

  • Web Hosting
3.75/mo
SiteGround

SiteGround

  • Web Hosting
3.99/mo
DreamHost

DreamHost

  • Web Hosting
2.95/mo
motion hosting

motion hosting

  • Web Hosting
2.99/mo
A2HOSTING

A2HOSTING

  • Web Hosting
2.99/mo

Hostinger 

Hostinger waa mid kamid ah web hosting ka ugu fiican dunida, haduusanba ahayn ka ugu fiican. Hostinger wuxuu bixiyaa adeegyo marti gelin (best web hosting) la awoodi karo oo qiime jaban ah, oo leh astaamo ay ka mid yihiin domain name bilaash ah (free domain name), kaydinta SSD (SSD Storage), iyo dhise website (website builder). Waxay xaruumo ku leeyihiin addunka oo dhan, iyagoo hubinaya xawaaraha uu kusoo kacayo website kaagu marka uu isticmaaluhu soo booqdo. 

Hosting Types And Pricing

Wuxuu bixiyaa hosting ama marti gelin kala duwan ay ka mid yihiin web hosting, cloud hosting, iyo VPS hosting. Iyadoo mid kasta uu leeyahay qiimayaal kala duwan kuwaas oo ku qancinaya.

Features

Free DomainYes
Free DomainYes
Free SSLYes
BandwidthUnlimited
BackupWeakly
Website100
Customer Support24/7

Shared Hosting Pricing

 Qiimihiisu wuxuu ka bilaabmayaa 2.99 / mo.

PremiumBusinessCloud Startup
2.99/mo3.99/mo9.99/mo

Pros And Cons

Pros

  • Qiime la awoodi karo
  • Wuxuu leeyahay xawaare xilliga soo kicinta website-ka
  • User-friendly control panel
  • Damaanda lacag celin ah oo 30 maalmood ah

Cons

  • Qiimaha cusboonaysiinta ayaa yara sareeya
  • Qiimayaasha hooseeya waxay leeyihiin resources xadidan

Hostinger

Hosting + Website Builder

  • Free Domain
  • Free Website Migration
  • 24/7 Customer Support

Bluehost

Bluehost isna waa mid kamid ah web hosting-ka ugu caansan ugu wacan, wuxuuna bixiyaa qorshooyin martigelineed (web hosting) oo kale duwan kuwaasoo loogu talogalay baahiyo kala duwan. Waxay bixiyaan wakhti fiican (excellence uptime), waxqabad wacan (perfomance), taageerida macaamiisha (customer support). 

Hosting Types And Pricing

Wuxuu bixiyaa hosting ama marti gelin kala duwan ay ka mid yihiin web hosting, cloud hosting, VPS hosting, iyo dedicated hosting. Iyadoo mid kasta uu leeyahay qiimayaal kala duwan kuwaas oo ku qancinaya.

Features

SSD Storage10 GB
Free DomainYes
Free SSLYes
Website100
Customer Support24/7

Shared Hosting Pricing

Qiimihiisu wuxuu ka bilaabmaa 2.95/mo

BasicChoice PlusOnline StoreCloud
2.95/mo5.45/mo9.95/mo29.99/mo

Pros and cons

Pros

  • Recommended by WordPress ama waxaa ku taliyey WordPress
  • Domain bilaasha sanadka u horeeya
  • Taageerida macaamiisha 24/7 via phone, email, iyo live chat

Cons

  • Qiimaha cusboonaysiinta waa qaali
  • Kharash dheerada xilliga website la rarayo (migration)

Hostgator

Hostgator wuxuu bixiyaa qorshooyin martigelineed (web hosting plans) ahna budget-friendly ku waas oo ku haboon websites-ka yaryar ama markaa soo koraya ama kuwo dhexdhexaadkaa. Waxay bxiyaan taageerida macaamiisha (customer support) 24/7 iyo sidoo kale control panel ama meesha dambe ee laga maamulo website taasoo ah user-friendly, mid isticmaaluhu fahmayo.

Hosting Types And Pricing 

Wuxuu bixiyaa hosting ama marti gelin kala duwan ay ka mid yihiin shared hosting, WordPress hosting, eCommerce hosting,  VPS hosting, dedicated hosting, iyo reseller hosting. Iyadoo mid kasta uu leeyahay qiimayaal kala duwan kuwaas oo ku qancinaya.

Features

SSD Storage10 GB
Free DomainYes
Free SSLYes
WebsiteDepend on Plans
Customer Support24/7

Shared Hosting Pricing

Qiimihiisu wuxuu ka bilaabmaa 3.75/mo.

Hatching PlanBaby PlanBusiness Plan
3.75/mo4.50/mo6.25/mo

Pros And Cons

Pros

  • Hosting plan la awoodi karo kuna haboon qofka bilawgaa
  • Taageerida macaamiisha 24/7 iyadoo loo marayo phone iyo weliba live chat
  • Damaanad lacag celin ah oo 45 maalmood ah

Cons

  • Xilliga hubinta kuma fiicna
  • Isticmaalayaasha qaarkood waxay usoo sheegaan hoos udhac marmar

SiteGround

SiteGround waxay caan ku tahay taageerida macaamiisha (customer support) iyo isku halaynta. Waxay sidoo kale ay bixisaa adeegyo bilaash ah sida guuritaanka ama rarida website-ka oo bilaash ah, kayd maalin leh ah (daily bakup).

Hosting Types And Pricing 

Wuxuu bixiyaa hosting ama marti gelin kala duwan ay ka mid yihiin web hosting, cloud hosting, iyo reseller hosting. Iyadoo mid kasta uu leeyahay qiimayaal kala duwan kuwaas oo ku qancinaya.

Features

Web Space10 GB
Free DomainNo
Free SSLYes
Customer Support 24/7
WebsiteDepend on Plans

Shared Hosting Pricing

Qiimihiisu wuxuu ka bilaabmaa 3.75/mo.

StarUpGrowBigGoGeek
3.99/mo6.99/mo10.69/mo

Pros And Cons

Pros

  • Taageerida macaamiisha iyo weliba jawaab celin degdega
  • Daily backup iyo rarida website-ka oo weliba bilaash
  • Xaruumaha xogaha haya oo badan si loohelo wax qabad wanaagsan

Cons

  • Dib u cusboonaysiinta oo qaali ah
  • Qiimayaasha hooseeya oo leh Kaydin xadidan (limited storage)

DreamHost

DreamHost waa bixiye martigeliye (hosting provider) oo si madax banaan loo leeyahay, wuxuuna caan ku yahay sida ay uga go’an tahay ilaalinta sirta iyo amniga xogta. 

Hosting Types And Pricing 

Wuxuu bixiyaa hosting ama marti gelin kala duwan ay ka mid yihiin shared hosting, VPS hosting, iyo dedicated hosting. Iyadoo mid kasta uu leeyahay qiimayaal kala duwan kuwaas oo ku qancinaya.

Features

installationOne-Click
Free DomainYes
Free SSLYes
Customer Support 24/7
Website1
StorageUnlimited

Shared Hosting Pricing

Qiimihiisu wuxuu ka bilaabmaa 16.95/mo.

DreamPressDreamPress PlusDreamPress Pro
16.95/mo24.95/mo71.95/mo

Pros and cons

Pros

  • Ilaalinta sirta iyo amniga
  • Kaydin iyo bandwidth aan xadidaad lahayn
  • Free domain iyo SSL certificate

Cons

  • Qiimihiisa oo qaali ah
  • Control panel-keeda oo qofka bilawga ah ku wareerayo
  • La hadalkooda oo xadidan dhinackasta

InMotion Hosting

InMotion hosting waxay bixisaa xalal martigelineed oo la isku halayn karo oo leh wakhti fiican iyo weliba taageero macaamiil. Waxay bixisaa SSL iyo kayd bilaash ah.

Hosting Types And Pricing 

Wuxuu bixiyaa hosting ama marti gelin kala duwan ay ka mid yihiin shared hosting, VPS hosting, iyo dedicated hosting. Iyadoo mid kasta uu leeyahay qiimayaal kala duwan kuwaas oo ku qancinaya.

Features

SSD & BandwidthUnlimited
Free DomainYes
Free SSLYes
EmailUnlimited
WebsiteDepend on Plans
StorageUnlimited

Shared Hosting Pricing

Qiimihiisu wuxuu ka bilaabmaa 3.75/mo.

CoreLaunchPowerPro
2.99/mo5.99/mo5.24/mo12.24/mo

Pros and cons

Pros

  • Si fudud loo maamuli karo CPanel
  • Ku haboon dadka developers-ka ah
  • Tageerida macaamiisha 24/7
  • 90-maalmood oo lacag celin ah

Cons

  • Xaruumahed oo yar marka loo eego hosting kale
  • Badanka shared plan maleh in bile lacagta loo bixin karo

A2 Hosting

A2 Hosting wuxuu ku caan yahay oo lagu yaqaanaa adeegyadiisa degdegaa iyo waxqabakiisa la hagaajiyey. Wuxuuna isna sidoo kale leyahay waxqabadyada kala ah SSD iyo SSL bilaash ah.

Hosting Types And Pricing 

Wuxuu bixiyaa hosting ama marti gelin kala duwan ay ka mid yihiin shared hosting, VPS hosting, iyo dedicated hosting. Iyadoo mid kasta uu leeyahay qiimayaal kala duwan kuwaas oo ku qancinaya.

Features

SSD Free
Free DomainNo
Free SSLYes
EmailNo
StorageUnlimited
Website Depend on Plans

Shared Hosting Pricing

Qiimihiisu wuxuu ka bilaabmaa 2.99/mo.

StartupDriveTurbo BoostTurbo Max
2.99/mo5.99/mo6.99/mo14.99/mo

Pros and cons

Pros

  • Qiimo la awoodi karo
  • Damaanad Lacag celineed oo xilli kastaa
  • Rarida website-ka oo bilaash ah
  • Free cloud CDN

Cons

  • Qorshayaasha turbo oo qaali ah
  • Kharash dheeraada xlliga kaydinta

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *